Kooxda kubada cagta chelsea aya qarka u saran inan aduun lacaged oo dhan 11M kula soo wareegto ciyaryahanka reer portugal ee joao felix heshiis 6 bilood oo amaah ah iyado ay u dhertahy musharadka ciyar yahanka oo dhameystiran joao aya lafilaya 1 sac ka dib inu uso duulo eglan si uu tijabada cafimad u dhameystiro sido kle warar ku waxay intas kusi darayan in joao uu heshiis ka ku kordhin dono nadigisa atletico madrid ka hor inta usan so duulin

Comments
Post a Comment