Iska daa Giroud, Weghorst, Dzeko : Manchester United Oo Loo Tilmaamay Weeraryahanka Ugu Habboon Ee Ay Tahay Inay La Saxeexato bishan
Kooxda kubada cagta manchester united aya loo sheegay weraryahanka ay tahy inay laso saxixdan xiligan uu tababare Eric ten Hag uu si weyn u raadinayo booskii uu baneyay ciristiano ronaldo oo bishii november ay qandaras kisa burburiyen isla markana u waregay naadiga reer carbeed ee al nasar tiro ciyar yahano oo afka hore ee werarka ka dhela aya lala xiririnayey naadiga manchester united waxana ka mid ahaa wout weghorst oo sacadihi ugu danbeyay loo hadal hayay inu ugu cadcad yahy ciyartoyda iman kara naadiga manchester united sido kle waxa liiska ku jira Ovoier Giroud, Dzeko halyeygi hore ee manchester united Rio Ferdinand aya u tilmamy werar yahanka koxda FC Porto iyo xulka reer Iran ee Mahdi Teremi oo 20 kulan uu xili ciyaredkan u saftay koxdisa u dhaliyay 14 goal sido kalana bandhig aan caadi ahayn ka sameyay koobki adunka ee 2022 ka dhacay wadanka Qatar

Comments
Post a Comment