Kooxda Joogta Gunta ugu Hosesa Premier League Oo Cashar U Dhigtay Manchester City Una Soo Gudubtay Semi-finalka Carabao Cup




Kooxda kubada cakta Southamton aya cashar lama ilabana u dhigtay kooxda Faca weyn ee manchester city wiliba ka cirib tirtay koobka Carabo copka Southamton aya 2 goal oo ay dhaliday kahor qeybti hore ee ciyarta ugu dhamayday manchester city wiliba macalin Pep Guardiola aya wax kasta uu awoday sameyay si uu ciyartas u badaiyo lkn Southamton aya dhahday waxasa waxba kama jiraan waxana natijada ciyarta aad ugu farxay Dariska man city ee man united hadaba FA ga u shegay in koobka magacooda lagu sii qoro 

Comments