Real Madrid Oo U Soo Gudubtay Finalka Supercopa de Espana Ka Dib Rigoore Ay Ku Garaaceen Valencia

 














Kooxda Kubada Cagta Real Madrid aya iska xadiriyay  Final ka koobka Supercopa de Espana Kadib marki ay ciyar aad u adked oo xita dhaftay 90 daqiiqo iyo Extra time ka kaga tilabsaty nadiga reer Espan ee Velencia ciyaar lagu go aa miyay rigorayal Real madrid aya Finalka la ciyari doonta midkod Barcelona Ama Real Betis 

Comments