Tababaraha PSG aya ka hadlay Heshiis kordhinta Leo Messi

 









Tababaraha kooxda kubada cagta PSG ee Galtier oo ka hadlaya heshiis kordhinta leo Messi aya yiri                            waxa jiro wadahadalo u dhexeeyo Messi iyo Madaxda Koooxda kaso ku sabsan kordhinta heshiscusub intas wax ka badan kama si ogi  kaliya waxan arka in Leo uu aad kugu faraxsan yahay halkan Paris marka wan arki dona aragtidisa ku sabsan project ga naadiga

Comments